Guddi uu magacaabay Baarlamanka Somalia oo galabta ka degay Kismaayo (Sawirro)

Guddiga KMG ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka qaran oo Maalmahan Socdaal Shaqo ku Marayay dowlad Goboleedyada dalka ayaa galabta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah dowlad Goboleedka Juballand. Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka Jubbaland. Xubnaha guddigan ayaa la filayaa iney masuuliyiinta Jubbaland iyo qeybaha bulshada magaalada Kismaayo, iyagoo kala tashanaya sharciga … Continue reading Guddi uu magacaabay Baarlamanka Somalia oo galabta ka degay Kismaayo (Sawirro)